Wednesday, December 30, 2009
Inside AdSense: Update on US tax forms for 2008
src="http://pagead2.googlesyndication.com/pagead/show_ads.js">
Alshabab O Isku Diyaarinayso Dagaalkii Aduunka
Alshabab O Isku Diyaarinayso Dagaalkii Ugu Danbayey Alshayaadiin Ilaahay Soomali Ha Ka qabto Daawo
Abwaan Aalibaax O Ku Sugan Magaalada Seattle Washington Ayaa Tiriyey Gabaygaan Dhagayso<><><
Abwaan Aalibaax O Ku Sugan Magaalada Seattle Washington Ayaa Tiriyey Gabaygaan Dhagayso<><><
Looking back at 2009, it turns out you were right.

Looking back at 2009, it turns out you were right.
Early this year, millions of you chose to keep working together and create Organizing for America, to build on the momentum of the Obama campaign, take on the defenders of the status quo, and make change happen.
Special interests thought they could steamroll you with hundreds of millions of dollars in lobbying and attack ads. Meanwhile, you built a massive organization, driven by local leadership, that reached out to millions of fellow Americans and made your voices heard to Congress in record numbers.
In the coming year, our opponents will make a final stand to block health reform and seek to defeat many of the President's other crucial initiatives. And they're already targeting those in Congress who are championing change.
So I wanted to take a moment at year's end to reflect on everything you've built, and to ask for your help one last time this year to hit the ground running in 2010. Please donate $5 to keep our organizing strong in all 50 states.
This has been a remarkable year for the movement you've built from the ground up.
Beth Kimbriel, a mother of four from Richmond, Virginia, has no formal political experience. But every week, as an OFA "Community Organizer," she trains and manages other volunteer leaders to organize effectively around the President's agenda. Hundreds of her fellow OFA Community Organizers around the country have already volunteered more than 200,000 hours doing similar work. Thousands more have taken on other leadership positions in every single state. And we're still growing -- nearly a million people who had never volunteered for the presidential campaign have signed up with OFA this year.
Supporters spread the word throughout our communities, with more than a million conversations with neighbors on the phone and at the doorstep, and 250,000 letters to the editor about how President Obama's policies would help ordinary Americans.
And when Congress was making crucial decisions, you spoke out more powerfully than the special interests ever could. In the last few months, you've made more than 1 million calls to Congress -- including more than 300,000 on one amazing day in October that created huge momentum for health reform. Thousands of supporters attended town halls to counter the shouting mobs and speak out in person. And you even held 37,107 events in every congressional district -- bus tour rallies, phonebanks and forums to inform your neighbors.
These incredible efforts have powered victories on a wide range of issues. OFA volunteers provided a huge boost to help pass the Recovery Act, President Obama's historic budget, an expansion of children's health care, credit card and student loan reform. Your voices helped pass a historic green jobs and energy bill in the House, and the confirmation of the nation's first Latina Supreme Court justice, Sonia Sotomayor, in the Senate. And of course, you were instrumental in passing comprehensive health reform through both houses of Congress for the first time in American history.
With every phone call to a member of Congress, every door knocked on a rainy day, every event held in a town center, you've helped to push this country forward.
But with the special interests and their allies in Congress fighting us for every inch, we need your help again to keep our organizing strong in 2010. Can you chip in $5?
https://donate.barackobama.com/give
Thanks for making it all possible,
Mitch
Mitch Stewart
Director
Organizing for America
Tuesday, December 29, 2009
Wasiiru dowlaha Wasaaradda Arrimaha gudaha ee dawladda KMG ah ee Soomaaliya C/rishiid Maxamed Xidig
Wasiiru dowlaha Wasaaradda Arrimaha gudaha ee dawladda KMG ah ee Soomaaliya C/rishiid Maxamed Xidig ayaa sheegay in ay qaadi doonaan maalmaha nagu soo aadan guluf dagaal oo xoog leh, kaas oo ay kula dagaalamayaan mucaaradyada hubeysan ee ka soo horjeeda hanaankooda Maamul.
Wasiiru dowlahan oo Wariyaasha kula hadlayay magaalada ay dawladdiisu ka maamusho 2 KM, ayaa sheegay in ay Siyaasadooda iyo shaqadoodaba ay geyn doonaan 16-ka degmo ee magaalada Muqdisho ay ka kooban yahay, isagoo tibaaxay in ay la wareegi doonaan gacan ku heynta deegaanadaasi, oo uu sheegay in ay hada maamulayaan Kooxaha ka soo horjeeda.
Xidig ayaa sheegay in ay dagaal gali doonaan Al- Shabaab & Xisbul Islaam oo aad uga soo horjeeda AMISOM iyo dawladda KMG ah ee Soomaaliya, isagoo tilmaamay in ay hada diyaar yihiin ciidamadii qaadi lahaa howlgaladaasi, isagoo ugu baaqay Shacabka magaalada Muqdisho in ay taageeraan ciidamada Xukuumadiisi.
Wasiiru dowlahan oo la weydiyey sida ay run unoqon karto maadaama hadalkiisan oo kale mudo lasoo waday, ayuu sheegay in ay hada noqon doonto markii ugu dambeysay ee xal laga gaarayo arrimaha magaalada Muqdisho, isagoo tibaaxay in gacanta dawladdiisa ay noqon doonaan kuwa ku jiro gobalo badan oo kuyaala dalka Soomaaliya, oo ula jeeday Jubooyinka, Shabeeloyinka, Baay iyo Bakool.
Cabdirishiid Maxamed Xidig wuxuu shaaciyey in horaanta sannadka 2010-ka oo ay halmaalin ka dhiman tahay, ay arki doonaan Shacabka Soomaalidu isbadal ku yimaada hanaanka magaalada Muqdisho, wuxuuna cadeeyey in ay dagaal diyaar uyihiin.
Dagaalada ka dhaca inta badan gudaha magaalada Muqdisho ayaa khasaaraha ugu badan ee ka soo gaaraa Shacabka Soomaaliyeed, maadaama dushooda lugu dagaalamo, inta ka nabad gashana in lugu dul dagaalamana ay guryahooda ugu tagaan xabaduhu, iyadoo ay taasi jirto ayaa hadana dhinacyada ku loolamaya maamulida gobalada Koonfureed ee dalku ay sii wadaan dagaaladooda.
Gangiit5@gmail.com
Warning: Shocking Images — Islamic militants stone man to death for adultery in Somalia as villagers are forced to watch
By: News Desk<><><><>>Filimkii 2012 Halkaan Ka Daawo
Gudoomiyaha Gobalka Mudug Axmed Cali Salaad oo ka hadlay dhibaatooyinka lagu hayo dadka ka soo jeeda Gobalada Bay iyo Bakool<<><><><><>
Ninkii Dhagaxa Lagu Dilayey Iyo Ninkii Asna Xabada Lagu Dilayey Afgooye Meel Fagaara Hadaawan Waa Muqaal Naxdinleh<><><><
Gudiga Qaramada Midowbay ee la socodka Hubabka sharci darada ah ee galaya gudaha dalka Soomaaliya ayaa ku eedeeyey dawladdo badan oo kuyaala Geeska Africa iyo Caalamkaba in ay taageero wanaagsan siinayaan<><><><<><><
Qolada caafimaadka iyo Saraakiil ka tirsan dawladda Puntland ayaa sheegay in ay ku dhinteen qaraxaasi 5 kamid ah Askarta dawladda Puntland, ><><><><><>
Saraakiil ka tirsan ciidamada sirta ee Mareykanka ayaa sheegay in sarkaal sare oo ka tirsan ururka Al Qaacida lagu dilay galbeedka dalka Pakistan hakaasi oo ay duqeymo toddobaadkan ka geysteen diyaarado aan cid wadin oo Mareykanku leeyahay,<><><><><
Ciidamada Booliska Gaalkacyo oo toogasho ku dilay nin dad ku laayay Gaalkacyo caawa ><><<><><
Warar Naga Soo Gaarayo Magaalada Muqdisho Waxay Sheegayaan In Kuwa Alshabab Madaxda Ka Ah Ay Isku Haystaan Maxaa Loo Xaqiray Mujaahidkii Is Qarxiyey<><><><

dowlada soomaliya iyo shirku qabatay xarunta boliska

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta hadalo Muhiim ah ka jeediyay Heshiiskii ay gaareen Madaxweynayaasha GalMudug isku Haystay, kadib markii Munaaasabad Heshiiskii ay gaareen ku kala saxiixanaayeen labadaasi Mas'uul ee horay isugu haystay Xilka madaxtinimada Gal-Mudug.
Munaasabadaasi ayaa waxaa ka qaybgalay wasiirro, labadii mas'uul ee tanaasulka isku sameeyya, xildhibaanno iyo marti-sharaf kale, waxaana Madaxweyne Sheekh Shariif uu ka dalbaday shacabka Soomaaliyeed inay ka shaqeeyaan sidoo looga shaqeyn lahaa Ammaanka guud ee dalka Soomaaliya.
"Waa mid geesinimo mudan tallaabadii uu qaaday Axmed-shariif Cali Hilowle ayna tahay in mas'uuliyiinta kale ee Soomaaliyeed inay ku daydaan looga baahan yahay", ayuu yiri Madaxweyne Sheekh Shariif oo soo jeediyay inay labadaasi Mas'uul wada shaqeeyaan.
Sidoo kale Madaxweynuhu wuxuu si kooban uga hadlay maamul goboleedyada dalka ku soo badanaya, isagoo sheegay inay keeni karaan khilaafyo dhanka xuduudaha ah, balse laga doonayo dadka sameynsanaya maamul goboleedyada inay ogaadaan in dhulka ay wada leeyihiin oo uu wada deeqo.
"Waana soo dhaweynaynaa in la dhiso maamul goboleedyo, balse waxaa looga baahan yahay inay noqdaan kuwo heshiis lagu hayay, dowladda waa mid ku dhisan qaab Federaal ah", ayuu yiri Madaxweynaha Soomaaliya.
Madaxweynaha xilka Galmudug looga tanaasulay Max'ed Axmed Caalin ayaa isna xafladda ka hadlay, wuxuuna sheegay inuu soo dhaweynayo tanaasulka uu sameeyay walaalkiis isagoo sheegay inay tahay mid ku dayasho mudan oo loo baahan yahay in looga daydo.
Axmed-shariif Cali Hilowle oo ah mas'uulkii tanaasulka sameeyay ayaa isaguna hadal kooban ka jeediyay kulankaasi, wuxuuna sheegay inuu ku faraxsan yahay tanaasulka uu sameeyay uuna la shaqeyn doono walaalkiis Caalin.
Sidoo kale waxaa isna halkaasi ka hadlay Wasiirka Wasaaradda Macdanta iyo Biyaha Gen. Cabdi Xasan Cawaale (Qaybdiid) oo labada mas'uul u hambalyeeyay, kuna waaniyay inay wadashaqeeyaan oo ay gacmaha is qabsadaan, iyadoo ugu dambayntii labadaasi Mas'uul Heshiis kuwada saxiixay Madaxweynaha Soomaaliya hortiisa heshiiska ay wada-gaareen ee tanaasulka sababay.
Sunday, December 27, 2009
Subscribe to:
Posts (Atom)